Warning: Undefined array key 0 in /var/www/tgoop/function.php on line 65

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /var/www/tgoop/function.php on line 65
550 - Telegram Web
Telegram Web
๐’๐จ๐จ ๐ƒ๐š๐ฅ๐›๐จ ๐‡๐š๐๐๐š!๐Ÿ“’
Kordhi waxqabadkaaga oo hel natiijooyin aan caadi ahayn sanadkaani 2025 adigoo isticmaalaya buugyaraha tayada sare leh aan kuu diyaarinay ee "๐๐จ๐ซ๐ฌ๐ก๐š๐ก๐š ๐’๐š๐ง๐ง๐š๐๐ค๐š ๐Ÿ๐Ÿ ๐ˆ๐ฌ๐›๐ฎ๐ฎ๐œ - ๐ƒ๐š๐›๐š๐œ๐š๐š๐๐๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐" ๐ŸŽ‰
Sidoo kale waxaan ku diyaarinay ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐š๐ฌ ๐Ÿ๐ซ๐ž๐ž ah aa ku baran doontid isticmaalka buugyarahaani.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐๐ฎ๐ฎ๐ ๐ฒ๐š๐ซ๐š๐ก๐š๐š๐ง๐ข:
โœ… maamulayaasha,
โœ… ganacsatada,
โœ… shaqaalaha,
โœ… ardayda,
โœ… tababarayaasha,
โœ… iyo ururada.

Hagahan cusub wuxuu dib u qeexayaa dejinta yoolalka iyo wax soo saarkaadi maalinlaha, isbuuclaha iyo bilaha.
buuggan wuxuu awood kuu siinayaa inaad gacanta ku hayso hamigaaga oo aad aragto horumar la yaab leh wakhti gaaban gudaheeda.
โ˜Ž๏ธ ๐Š๐š๐ฌ๐จ๐จ ๐๐š๐ฅ๐›๐จ ๐ง๐ฎ๐ฆ๐›๐ž๐ซ๐ค๐š๐š๐ง๐ข ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ๐ค๐š: 0619898954
waxaan kugu kaynayna gurigaadi meel walba aa joogtid.
Beddel habkaaga guusha oo ogaaw awoodda ficilka qorsheysan maanta!
Media is too big
VIEW IN TELEGRAM
U Naqshadee Sanadkaaga Si Guul Leh
๐ŸŒŸ ๐Š๐š ๐๐ก๐ข๐  ๐ซ๐ข๐ฒ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š๐ ๐š ๐ค๐ฎ๐ฐ๐š ๐š๐ ๐ค๐š ๐ฆ๐ข๐ซ๐š ๐๐ก๐š๐ฅ๐ข๐ฌ๐จ ๐Ÿ๐ŸŽ๐Ÿ5! ๐ŸŒŸ

๐Ÿ“Diyaar ma u tahay inaad ka dhabayso hamigaaga?

Buugyaraha qorshaynta sanadka 2025 ee [๐Ÿ๐Ÿ ๐“๐จ๐๐จ๐›๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง๐š๐๐ค๐ข๐ข] wa mid adiga ku gaar ah!
โœ… Buugyarahan oo leh qaybo gaar ah oo loogu talagalay dejinta yoolka, qorshaynta hawl maalmeedka lagu gaari laha, iyo sido kale fulintooda.,

Iyada buugyarahan u kaa caawin doono inaad si habaysan diirada u saarto howlahaada muhiimka ku ah, haddana sido kale waxaan ku diyaarinay kooras bilaash ah oo aan kugu hagi doonno adeegsigiisa.

โœจ Qorshee, mudnaan sii, oo ku guulayso riyadaada! โœจ

๐ƒ๐š๐ฅ๐›๐จ ๐ฆ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ฅ๐จ๐ฐ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ๐ค๐š๐š๐ ๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ก๐š! ๐Ÿ“…๐Ÿ’ช
โ˜Ž๏ธ Nagala soo hadal numberka WhatsApp: +252619898954
Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna ๐…๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ž ๐ค๐š ๐ก๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š โ€œPublic Speakingโ€ oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.

Waxaan ugu talagalnay koorsadaani:
๐ŸŽค Ardayda,
๐ŸŽค Xirfadlayaasha,
๐ŸŽค Milkiilayaasha ganacsiga,
๐ŸŽค iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.

Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saamayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.


โ˜Ž๏ธ Nagu soo biir oo Iska qor Koorsadayna fagaare ka hadalka oo qaado talaabada ugu horeysa ee aad ku noqonayso qof hadaliisa saamayn leh! Nagala soo xariir whatsapp Number: +252619898954
2025/03/28 05:58:17
Back to Top
HTML Embed Code: