Warning: Undefined array key 0 in /var/www/tgoop/function.php on line 65

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /var/www/tgoop/function.php on line 65
- Telegram Web
Telegram Web
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐’๐ก๐š๐œ๐›๐š๐š๐ง/๐…๐ž๐›๐ซ๐š๐š๐ฒ๐จ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +25261 9898954
Diyaar ma u tahay inaad naqshadayso Websityo soo jiidasho leh oo xiiso gelinaya dadka soo booqanayo? ๐Ÿคฉ
Hadda Ku soo biir Koorsadayada Naqshadeynta Websiteyada oo balaarso xirfadahaaga heer cusub!๐Ÿš€

๐ŸŽ“ ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐๐จ๐จ ๐ƒ๐จ๐จ๐ซ๐š๐ง๐š๐ฒ๐ฌ๐š๐š?:
- Macalimiinteena waa kuwa khibrad u leh waxa ay ku barayaan.
- Waxbarasho gacanta lagu hayo oo leh fadhiyo is-dhexgal ah
Jadwal dabacsan oo ku habboon qaab nololeedkaaga.
- Shahaado dhammaystir ah si kor loogu qaado CV-gaaga

โ˜Ž๏ธ Nagala soo hadal numberka ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +25261 9898954

Aan wada dhisno mustaqbalka webka! ๐Ÿš€
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐’๐ก๐š๐œ๐›๐š๐š๐ง/๐…๐ž๐›๐ซ๐š๐š๐ฒ๐จ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +252619898954
โญ•๏ธ ๐ˆ๐ค๐ญ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐Ÿ ๐€๐ฐ๐จ๐จ๐๐š ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก

Dunida dhijitaalka ah ee xawliga ku socda ee maanta, inaa itqaaniso suuqgeynta warbaahinta bulshada ayaa lama huraan u ah guushaadi. Waxaan ku faraxsanahay inaan idin soo bandhigno Suuqgeynta Dijital ah โ€“ Koorsada 2aad, oo si gaar ah loogu talagalay milkiilayaasha ganacsiga, xirfadleyda suuqgeynta, kuwa xorta ah (freelencers), ardayda, iyo shakhsiyaadka doonaya inay sare u qaadaan joogitaankooda onlaynka ah.

๐Ÿ‘๐Ÿพ ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ ๐ฎ ๐’๐จ๐จ ๐๐ข๐ข๐ซ!

Hadda isdiiwaangeli si aad u beddesho fahamkaaga suuqgeynta dhijitaalka ah oo aad korne ugu qaado meheraddaada ama ganacsigaaga aana gayso heerar cusub.
Kooraskaani waxaad ka heli doontaa kalsoonida iyo khibrada lagama maarmaanka u ah si aad usoo gasho suuqgaynta dhijitaalka ah.๐Ÿš€
Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna Fagaare ka hadalka โ€œPublic Speakingโ€ ๐ŸŽค oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.

๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ฅ๐š๐ ๐š๐ฅ๐ง๐š๐ฒ ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐š๐ง๐ข:
Ardayda,
Xirfadlayaasha,
Milkiilayaasha ganacsiga,
iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.
๐‡๐š๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐Ÿ๐š๐ ๐š๐š๐ซ๐ž ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saa๐Ÿš€mayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.

โœ… ๐๐š๐ ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐›๐ข๐ข๐ซ oo Iska qor Koorsadayna fagaare ka hadalka oo qaado talaabada ugu horeysa ee aad ku noqonayso qof hadaliisa saamayn leh!
โ˜Ž๏ธ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +252619898954
Jimco Wanaagsan ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ž๐ž๐ง๐š ๐ŸŒน
๐€๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ waxa ay ummadda Soomaaliyeed ugu hambalyeyneysaa bilashada bisha barakeysan ee ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง. ๐ŸŒ™
Si gaar ah waxaan hambalyo u leenahay guud ahaan ardayda Soomaaliyeed, ilaahay ha inaga dhigo kuwii ka faaโ€™ideysta bishan, oo cibaadooda la aqbalo.
Ramadaan ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง. ๐ŸŒ™
Allah naga aqbalo acmaasheena wanaagsan
Ramadaan ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง. ๐ŸŒ™
Allah naga aqbalo acmaasheena wanaagsan
Ardayeey caawa waxay ku beegantahay ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง waana habeen witri, ha iloowina inaa ka faaidaysataan aa cibaadada badisaan.๐Ÿฅฐ
Waxaan Hambalyo Ku aaddan ๐‚๐ข๐ข๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ u diraynaa Dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan Bulsho waynta Soomaaliyeed waxaana leenahay Ciid Wanaagsan, Ciiddaan teeda kale Barwaaqo, Bashbash ฤฐyo Caafimaad Allaha nugu gaarsiiyo. Amiin.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŽ‰
ูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ - ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.
Baro farsamada tafatirka fiidyowga adiga oo ka faa'iidaysanaya koorsadeenna dhammaystiran.๐Ÿ”ฅ
U habbee muqaalada aad soo saaraysid si ay u daboolaan baahiyaha dhagaystayaashaada, una abuura fiidyowyo xiiso leh oo is-dhexgal leh. ๐ŸŽฅ
#TafatirkaFiidyowga #eLearning"

โ˜Ž๏ธ Faah faahin dheeri ah ๐๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +252619898954
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ-๐๐š'๐๐š๐ก/ ๐Œ๐š๐ฒ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +252619898954
Jimco Wanaagsan ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ž๐ž๐ง๐š ๐ŸŒน
Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna Fagaare ka hadalka โ€œ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐  ๐ŸŽค โ€ oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.

โญ•๏ธWaxaan ugu talagalnay koorsadaani:
Ardayda,
Xirfadlayaasha,
Milkiilayaasha ganacsiga,
iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.

๐Ÿ”ˆ Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saamayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.
โ˜Ž๏ธ Faahfhaain dheeri ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ: +252619898954
๐ˆ๐ค๐ญ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐Ÿ ๐€๐ฐ๐จ๐จ๐๐š ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก

Dunida dhijitaalka ah ee xawliga ku socda ee maanta, inaa itqaaniso suuqgeynta warbaahinta bulshada ayaa lama huraan u ah guushaadi. Waxaan ku faraxsanahay inaan idin soo bandhigno ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐š๐ก

โœ… Nagu soo biir oo qaado tillaabada ugu horraysa ee xagga suuq-geynta dhijitaalka ah. Ku xooji naftaada xirfadaha bedeli kara safarkaaga xirfadeed oo kor u qaadi kara awoodda suuqa shaqada!
โ˜Ž๏ธ Faahfaahin dheeri nagala soo xariir Whatsapp: +252619898954
Berito waa Maalinta Carafoโญ๏ธ
"Allahu Akbar, Allahu Akbar, Laa ilaaha illa Allah, Allahu Akbar, Allahu Akbar, wa Lillaahil xamd!
Ciidul-Adxaa Mubaarak! Ilaahay hanag aqbalo cibaadadeenna, iyo ducadeenna.
Farxad, caafimaad iyo barako ayaan idin leenahay, ๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง!"
u diyaar garow inaad ku guulaysato imtixaanka ugu dambeeya ee fasalka 12aad adigoo daawanaya sharraxaad faahfaahsan oo ku saabsan warqadda imtixaanka! ๐Ÿš€
Muuqaalkan waxaan ku falanqeyneynaa habka ugu wanaagsan aa ugu jawaabi karto suโ€™aalaha muhiimka ah, si tartiib tartiib ah waxan ku tusin habkaa u xalinayso dhibaatooyinka, isla markaana waxaan kula wadaagaa xeelado muhiim ah oo kaa caawin doona inaad dhibcahaaga kor u qaaddo. Haddii aad dib u eegis degdeg ah samaynayso ama aad rabto faham cad oo ku saabsan qaabka imtixaanka ama warqada imtixaanka, muuqaalkani waxa ka heli kartaa wax kasta oo aad u baahan tahay.
Ha moogaan talooyinkan muhiimka ah si aad si kalsooni leh ugu wajahdo warqadda imtixaanka fasalka 12aad!๐Ÿฅฐ
๐Ÿ”—Muqalka: https://youtu.be/s5da1gClxR8
2025/06/12 15:51:38
Back to Top
HTML Embed Code: