Warning: Undefined array key 0 in /var/www/tgoop/function.php on line 65

Warning: Trying to access array offset on value of type null in /var/www/tgoop/function.php on line 65
- Telegram Web
Telegram Web
Ramadaan ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง. ๐ŸŒ™
Allah naga aqbalo acmaasheena wanaagsan
Ardayeey caawa waxay ku beegantahay ๐Ÿ๐Ÿ‘ ๐‘๐š๐ฆ๐š๐๐š๐š๐ง waana habeen witri, ha iloowina inaa ka faaidaysataan aa cibaadada badisaan.๐Ÿฅฐ
Waxaan Hambalyo Ku aaddan ๐‚๐ข๐ข๐๐š ๐’๐จ๐จ๐ง๐Ÿ๐ฎ๐ซ u diraynaa Dhammaan Umadda Muslimiinta gaar ahaan Bulsho waynta Soomaaliyeed waxaana leenahay Ciid Wanaagsan, Ciiddaan teeda kale Barwaaqo, Bashbash ฤฐyo Caafimaad Allaha nugu gaarsiiyo. Amiin.

๐‚๐ˆ๐ˆ๐ƒ ๐–๐€๐๐€๐€๐†๐’๐€๐ ๐ŸŽ‰
ูƒู„ ุนุงู… ูˆ ุงู†ุชู… ุจุฎูŠุฑ - ุชู‚ุจู„ ุงู„ู„ู‡ ู…ู†ุง ูˆู…ู†ูƒู… ุตุงู„ุญ ุงู„ุฃุนู…ุงู„.
Baro farsamada tafatirka fiidyowga adiga oo ka faa'iidaysanaya koorsadeenna dhammaystiran.๐Ÿ”ฅ
U habbee muqaalada aad soo saaraysid si ay u daboolaan baahiyaha dhagaystayaashaada, una abuura fiidyowyo xiiso leh oo is-dhexgal leh. ๐ŸŽฅ
#TafatirkaFiidyowga #eLearning"

โ˜Ž๏ธ Faah faahin dheeri ah ๐๐š๐ ๐š ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฐ๐š๐œ ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐€๐ฉ๐ฉ: +252619898954
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐ƒ๐ก๐ฎ๐ฅ-๐๐š'๐๐š๐ก/ ๐Œ๐š๐ฒ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +252619898954
Jimco Wanaagsan ๐€๐ซ๐๐š๐ฒ๐๐ž๐ž๐ง๐š ๐ŸŒน
Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna Fagaare ka hadalka โ€œ๐๐ฎ๐›๐ฅ๐ข๐œ ๐’๐ฉ๐ž๐š๐ค๐ข๐ง๐  ๐ŸŽค โ€ oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.

โญ•๏ธWaxaan ugu talagalnay koorsadaani:
Ardayda,
Xirfadlayaasha,
Milkiilayaasha ganacsiga,
iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.

๐Ÿ”ˆ Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saamayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.
โ˜Ž๏ธ Faahfhaain dheeri ๐–๐ก๐š๐ญ๐ฌ๐š๐ฉ๐ฉ: +252619898954
๐ˆ๐ค๐ญ๐ข๐ฌ๐ก๐š๐š๐Ÿ ๐€๐ฐ๐จ๐จ๐๐š ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐š๐ฅ๐ค๐š ๐š๐ก

Dunida dhijitaalka ah ee xawliga ku socda ee maanta, inaa itqaaniso suuqgeynta warbaahinta bulshada ayaa lama huraan u ah guushaadi. Waxaan ku faraxsanahay inaan idin soo bandhigno ๐’๐ฎ๐ฎ๐ช๐ ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐ƒ๐ข๐ฃ๐ข๐ญ๐š๐ฅ ๐š๐ก

โœ… Nagu soo biir oo qaado tillaabada ugu horraysa ee xagga suuq-geynta dhijitaalka ah. Ku xooji naftaada xirfadaha bedeli kara safarkaaga xirfadeed oo kor u qaadi kara awoodda suuqa shaqada!
โ˜Ž๏ธ Faahfaahin dheeri nagala soo xariir Whatsapp: +252619898954
Berito waa Maalinta Carafoโญ๏ธ
"Allahu Akbar, Allahu Akbar, Laa ilaaha illa Allah, Allahu Akbar, Allahu Akbar, wa Lillaahil xamd!
Ciidul-Adxaa Mubaarak! Ilaahay hanag aqbalo cibaadadeenna, iyo ducadeenna.
Farxad, caafimaad iyo barako ayaan idin leenahay, ๐‚๐ข๐ข๐ ๐ฐ๐š๐ง๐š๐š๐ ๐ฌ๐š๐ง!"
u diyaar garow inaad ku guulaysato imtixaanka ugu dambeeya ee fasalka 12aad adigoo daawanaya sharraxaad faahfaahsan oo ku saabsan warqadda imtixaanka! ๐Ÿš€
Muuqaalkan waxaan ku falanqeyneynaa habka ugu wanaagsan aa ugu jawaabi karto suโ€™aalaha muhiimka ah, si tartiib tartiib ah waxan ku tusin habkaa u xalinayso dhibaatooyinka, isla markaana waxaan kula wadaagaa xeelado muhiim ah oo kaa caawin doona inaad dhibcahaaga kor u qaaddo. Haddii aad dib u eegis degdeg ah samaynayso ama aad rabto faham cad oo ku saabsan qaabka imtixaanka ama warqada imtixaanka, muuqaalkani waxa ka heli kartaa wax kasta oo aad u baahan tahay.
Ha moogaan talooyinkan muhiimka ah si aad si kalsooni leh ugu wajahdo warqadda imtixaanka fasalka 12aad!๐Ÿฅฐ
๐Ÿ”—Muqalka: https://youtu.be/s5da1gClxR8
๐ŸŽฌ Baro xirfada motion graphics adigoo Gurigaaga joogo! ๐ŸŽจ

Ma doonaysaa inaad sameyso garaafyo dhaqdhaqaaq leh iyo muuqaalada cajaa'ibka leh? Koorsadeena After Effects ee Barashada xirafada ๐ฆ๐จ๐ญ๐ข๐จ๐ง ๐ ๐ซ๐š๐ฉ๐ก๐ข๐œ๐ฌ ayaa kaa caawin doonta inaad fikradahaaga u badasho kuwa soo jiidasho leh!

โœจ ๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ ๐ค๐ฎ ๐›๐š๐ซ๐š๐ง ๐๐จ๐จ๐ง๐ญ๐š๐š ๐ค๐จ๐จ๐ซ๐ฌ๐š๐๐š๐ฒ๐ง๐š:

- Casharro muuqaal ah oo talaabo-talaabo ah
- Mashruucyo gacanta lagu qabanyo
- Talooyin iyo xeelado.
- Baro xawaare kuu gaar hiigisigaada, goorta iyo meesha aad rabto joog

๐Ÿš€ Ku habboon bilowga iyo kuwa horumarsan ee doonaya inay xirfadahooda kor u qaadaan!
โ˜Ž๏ธ Faahfaahin dheeri nagala soo xariir: +2525619898954

๐Ÿ“… Hadda iska diiwaangeli oo bilow abuurista!
๐€๐ช๐จ๐จ๐ง๐ญ๐ฎ waa sida abuurka ๐Ÿชด
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐š๐ซ๐š๐ฆ/ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +252619898954
๐ŸŒ™โœจ ๐’๐š๐ง๐š๐ ๐‡๐ข๐ฃ๐ซ๐ข ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐จ๐จ ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐จ ๐‹๐ž๐ก ๐Ÿ๐Ÿ’๐Ÿ’๐Ÿ•! โœจ๐ŸŒ™
Dhamaan bahda Afoogy waxay idin leeyihiin:

Sanad Hijri Cusub oo kheyr, caafimaad, iyo horumar leh!
Waxaa naga goโ€™an inaan sii wadno bixinta aqoon tayo leh, oo aad heli karto goor walba, meel kasta โ€“ si aad u gaarto riyooyinkaaga waxbarasho.

Yuusan ku noqon sanad caadi ah โ€“ hakuu noqdo sanad isbeddel leh!
Ku bilow sanadka cusub barasho cusub, karti cusub, iyo himilooyin cusub โ€“ ๐€๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ diyaar ayay kuu tahay inay safarkaaga kula jirto.

๐Ÿ“š๐Ÿ’ป ๐€๐Ÿ๐จ๐จ๐ ๐ฒ โ€“ Aqoon la heli karo, Mustaqbal la dhisi karo.
๐Ÿ•Œ ๐Š๐š ๐…๐š๐šโ€™i๐ข๐๐š๐ฒ๐ฌ๐จ ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ค๐ž๐ฒ๐ฌ๐š๐ง ๐ž๐ž ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š โ€“ ๐’๐š๐›๐ญ๐ข๐๐š ๐Ÿ“๐ญ๐š ๐‹๐ฎ๐ฎ๐ฅ๐ฒ๐จ/๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ!

Ardayda Afoogy ee qiimaha badanow,
Sabtida soo socota oo ku beegan 10ka Muxarram - 5ta Luulyo/July waa ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š, mid ka mid ah maalmaha ugu fadliga badan sannadka Islaamka.

๐Ÿ“– ๐Œ๐š๐ฑ๐š๐š ๐ฅ๐š ๐ฑ๐š๐ฌ๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐š๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š๐š๐ฌ?
Maalinta Caashuuraa waa maalintii Alle ka badbaadiyay Nabi Muuse (CS) iyo Banii Israaโ€™iil badda cas dhexdeeda, markay ka baxsadeen Fircoon iyo ciidankiisii. Markuu Nabiga (NNKH) ogaaday in Yuhuuddu ay soomaan maalintaas si ay ugu mahadceliyaan Eebbe, wuxuu yiri:
โ€œAnigaa idinkaga xaq leh Muuse, waxaana mudanahay inaan soomo maalintan, Wuxuuna amray asxaabtiisa inay soomaan.โ€, markaasuu soomay oo uu faray Muslimiinta inay soomaan. (Sahih Bukhari)

๐ŸŒ™ Waxaa la sheegay in ๐ฌ๐จ๐จ๐ง๐ค๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š uu dambi dhaaf u yahay sanadkii hore ee la soo dhaafay (Sahih Muslim).
๐Ÿ’ก Ardayda Afoogyow, intaan u dadaaleyno barashada aqoonta, aan ka faaโ€™iidaysanno fursaddan Eebe inoo furay. Soomka waa naf-dhis, qalbi-dhaqan iyo Iimaan-kororsi!

๐Ÿ“ข La wadaag farriintan walaalahaaga, hana ka harin soonka ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š! ๐Ÿ˜
Maanta waxay ku beegantahay ๐Œ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ง๐ญ๐š ๐‚๐š๐š๐ฌ๐ก๐ฎ๐ฎ๐ซ๐š๐š waa maalin kamid ah maalmaha barakeysan ee Ilaahay. Waa maalin uu Alle inoo xasuusinayo in kibirka iyo dulmigu aysan waarayn โ€” qof kasta oo ku faana awood iyo xoolo, maalinta xaqa ah way gaadhi doontaa.
Waa maalintii uu Rabbi badbaadiyay Nabi Muuse iyo dadkiisii xaqa ku sugnaa, isla markaana uu halaagay Fircoon iyo ciidankiisii dulmiga iyo isla weynida ku kacay.
Caashuuraa waxay inoo tahay cashar taariikhi ah โ€” in caddaaladda Alle ay mar walba guuleysato.
Mid kamid ah Falcelinta Ardayda dhigta ๐—˜๐—ป๐—ด๐—น๐—ถ๐˜€๐—ต ๐——๐—ถ๐—ฝ๐—น๐—ผ๐—บ๐—ฎ
โญ•๏ธ Waxa xusid mudan waxaa furan diiwaangalinta ardayda cusub aa qaadanayno bishaani ๐Œ๐ฎ๐ฑ๐š๐ซ๐š๐ฆ/ ๐‰๐ฎ๐ฅ๐ฒ
โ˜Ž๏ธ Nagala soo xariir ๐—ช๐—ต๐—ฎ๐˜๐˜€๐—ฎ๐—ฝ๐—ฝ ๐—ธ๐—ฎ๐—น๐—ถ๐˜†๐—ฎ: +252619898954
2025/07/08 06:30:51
Back to Top
HTML Embed Code: