AFOOGY Telegram 549
Ku xooji awoodaada isgaarsiineed koorsadayna π…πšπ πšπšπ«πž 𝐀𝐚 𝐑𝐚𝐝𝐚π₯𝐀𝐚 β€œPublic Speaking” oo si xirfadaysan aan usoo habaynay.

Waxaan ugu talagalnay koorsadaani:
🎀 Ardayda,
🎀 Xirfadlayaasha,
🎀 Milkiilayaasha ganacsiga,
🎀 iyo shakhsiyaadka xiisaynaya inay hagaajiyaan awoodooda hadalka.

Hadalka fagaare ee wax ku oolka ah ma aha oo kaliya in la dhiibo erayada; waxay ku saabsan tahay inuu saamayn yeeshto, wax dhiiro galiyo, iyo makaxda kobciyo.
Dunida maanta ee xawliga ku socota, awooda in si wax ku ool ah loo gudbiyo fikradaha waa muhiim.
Koorsadayna waxay kugu qalabaynaysaa agabyada muhiimka ah ee loo baahan yahay si saamayn waarta ugu samayn lahayd dhagayste kasta.

☎️ Nagu soo biir oo Iska qor Koorsadayna fagaare ka hadalka oo qaado talaabada ugu horeysa ee aad ku noqonayso qof hadaliisa saamayn leh! Nagala soo xariir whatsapp Number: +252619898954

tgoop.com/afoogy/549
Create:
Last Update:

BY Afoogy

Share with your friend now:
tgoop.com/afoogy/549

View MORE
Open in Telegram

Telegram News

Date: |

With Bitcoin down 30% in the past week, some crypto traders have taken to Telegram to β€œvoice” their feelings. Telegram channels enable users to broadcast messages to multiple users simultaneously. Like on social media, users need to subscribe to your channel to get access to your content published by one or more administrators. The public channel had more than 109,000 subscribers, Judge Hui said. Ng had the power to remove or amend the messages in the channel, but he β€œallowed them to exist.” You can invite up to 200 people from your contacts to join your channel as the next step. Select the users you want to add and click β€œInvite.” You can skip this step altogether. Telegram has announced a number of measures aiming to tackle the spread of disinformation through its platform in Brazil. These features are part of an agreement between the platform and the country's authorities ahead of the elections in October.
from us

Telegram Afoogy
FROM American